Entries by Farhan Isak Yusuf

Tolerant government and responsible opposition: reversing Somalia’s political dilemma

It is indispensable and imperative to have tolerant government and responsible opposition in Somalia working side by side within the confines of the law to help cultivate genuine reconciliation process to root out the root cause of Somali conflict, which in turn paves the way for installing stable and effective government that is capable of delivering its entrusted obligations.

Xukuumad dulqaad leh iyo mucaarad xilkas ah: tubta looga weecan karo xasaradaha siyaasadeed ee Soomaaliya

Waa lama huraan in Soomaaliya yeelato xukuumad dulqaad leh iyo mucaarad xilkas ah oo kuwada shaqeynaya xeyndaabka xeerka si loo sameeyo hannaan dib-u-heshisiin dhab ah oo xididdada u siiba sababaha coloodsa Soomaaliya, taa oo beddelkeeda wadada u xaari doonta in baroosinka loo aaso xukuumad shaqeyneysa oo xasiloon gudanna karta howlihii lagu aaminay.