Entries by Somali Public Agenda

The NGO-ization of Somali public sector

The NGOs, the private and public sectors all have different governance and management structures, each with specific motivations, aims, and end-goals. While people may decide to move from public to non-profit, the sectors never mix. Being public servant means that, you put the people’s interest above individual gains.

NGO ka dhigista hay’adaha danta guud ee Soomaaliya

NGO-yada, ganacsiyada gaarka loo leeyahay iyo dowladda waxa ay leeyihiin hannaan maamul oo kala duwan, mid kastana waxa uu leeyahay ujeedooyin iyo hadafyo gaar ah. Inkastoo dadka ay go’aansan karaan in ay dowladda kasoo baxaan oo ay hay’adaha aan macaash-doonka ahayn ka shaqeeyaan, howlaha dowladda iyo NGO-yada iskuma qasmaan. In aad tahay shaqaale dowladeed micnaheedu waxa ay tahay in aad danta guud ka dhigto mid ka sarreysa danta shakhsiyadeed oo kuu gaarka ah.

What People Say About Somali Public Agenda

“The article [on local governance] is very interesting and makes a strong case for investment in Somalia local governments. I read the recommendations with particular interest, especially the potential of local governments to attract young graduates and thereby contribute to addressing the problem of youth unemployment.” – Isatou Batonon Social Policy Specialist, UNICEF Somalia July 2018 […]

Somali Public Agenda 2018 in Review

Watch a snapshot of our 2018 work. Our goal is to contribute to the understanding and improvement of public services and governance in Somalia through research, analysis, dialogue and community engagements. Daawo xog kooban oo la xiriirta waxyaabihii noo qabsoomay sanadkii 2018. Ujeedkeenna waa in aan kaalin ka geysannaa fahamka iyo horumarinta adeegyada bulshada Soomaaliya […]

Options for political reconciliation in Somalia

Acknowledging and respecting each institution’s role and willingness to resolve the ongoing power rift and create stable politics will help reconcile the current differences between the center and the periphery. However, the actions and approaches of the incumbent authorities will determine the end result of this conflict.

Siyaabaha heshiis siyaasadeed looga dhalin karo Soomaaliya

Aqbalaadda iyo xushmeynta masuuliyadaha laamaha kala duwan ee dowladda, iyo ka go’naanshaha in khilaafka siyaasadeed lasoo afjayo iyo rabitaanka in la abuuro siyaasad xasiloon waxa ay kaalin ka qaadan doontaa dib-u-heshiisiinta dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada. Sikastaba ha noqotee, tallaabooyinka ay qaadaan iyo xeeladaha ay isticmaalaan madaxda talada haysa ayaa go’aamin doono halka uu ku dhamaanayo khilaafka.

Is it the time to print a new currency for Somalia?

The Federal Government is planning to print a new currency for Somalia. In early June 2018, the Minister of Finance of the Federal Government of Somalia introduced the design of 5,000 and 10,000 Somali Shillings. A press conference held by the governor of the Central Bank of Somalia in late June 2018 further elucidated the division of the currency. The governor stated that the currency will consist of 1,000, 2,000, 5,000 and 10,000 Somali Shillings.

Ma la joogaa wakhtigii lacag cusub loo daabici lahaa Soomaaliya?

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay qorsheyneysaa in ay lacag cusub daabacdo. Horraantii bishii Juun ee sanadkan 2018, Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay naqshado 5,000 iyo 10,000 Shillin Soomaali cusub ah. Shir jaraa’id ee uu qabtay guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya dhamaadkii bishii Juun ee 2018 ayaa lagu sii caddeeyay inta ay ka koobnaan doonto lacagta cusub. Guddoomiyaha waxa uu sheegay in lacagta ay ka koobnaan doonto 1,000, 2,000, 5,000 iyo 10,000 Shillin Soomaali.